Quran - Soomaali & Adkaar
Icon Quran - Soomaali & Adkaar

Quran - Soomaali & Adkaar

by HooyoApps

Tafsiirka Quraanka Kariimka Iyo Qari Sh. Cabdi Rashid Cali Sufi & adkaarta

App NameQuran - Soomaali & Adkaar
DeveloperHooyoApps
CategoryEducation
Download Size109 MB
Latest Version1.0.10
Average Rating4.83
Rating Count345
Google PlayDownload
AppBrainDownload Quran - Soomaali & Adkaar Android app
Screenshot Quran - Soomaali & Adkaar
Screenshot Quran - Soomaali & Adkaar
Screenshot Quran - Soomaali & Adkaar
Screenshot Quran - Soomaali & Adkaar
NEW: Adkaarta Subaxdii iyo Fiidkii.

quraanka kariimka 114
tafsiirka quraank
quran somali
kitaabka quraanka
quraanka kariimka 114 somali
quran tafsiir af somali 114 offline
quran somal qoraal
quran af somali ku qoran
kitaabka quraanka kariimka

Appkan waxaa loo abuuray sadaqadul jaariya ahaan oo loogu niyooday aabeheen, awowgeen, walaalkeen Cali Jaamac, ilaahay danbigiisa ha dhaafo.

appkan wuxuu xasuusinayaa mar kasta oo aad furto inaad u ducayso dhammaan waalidiinteenna dhintay.

Apka wuxuu kuu oggolaanayaa inaad nuqul ka dhigto ama koobiyayso aayad kasta iyo tarjumaaddeeda oo aad la wadaagto qoyska iyo saaxiibbada.

Barnaamijkan wuxuu kuu oggolaanayaa inaad abuurto liisaska aayadaha eceshahay.

Jimce kasta barnaamijkan ayaa kuu soo diri doona xusuusinta inaad akhrido suuratul Kahf.

More apps from the developer

Related Apps

More Apps like Quran - Soomaali & Adkaar