Quraanka Kariimka -Af Soomaali
Icon Quraanka Kariimka -Af Soomaali

Quraanka Kariimka -Af Soomaali

by Red Castle Apps

Quraanka Kariimka - Af Soomaali Af Ingiriis - Quran Somali

App NameQuraanka Kariimka -Af Soomaali
DeveloperRed Castle Apps
CategoryBooks & Reference
Download Size22 MB
Latest Version17
Average Rating4.20
Rating Count151
Google PlayDownload
AppBrainDownload Quraanka Kariimka -Af Soomaali Android app
Screenshot Quraanka Kariimka -Af Soomaali
Screenshot Quraanka Kariimka -Af Soomaali
Screenshot Quraanka Kariimka -Af Soomaali
Screenshot Quraanka Kariimka -Af Soomaali
Qur'aan
Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

More apps from the developer

Related Apps

More Apps like Quraanka Kariimka -Af Soomaali